Weerar Lagu Dilay 12 Askari oo Ka Dhacay Ismaamulka Oromada

Wararka naga soo gaadhaya Ismaamulka Oromada gar ahaan gobolka Guji ayaa sheegaya in kooxo hubeysan oo aan heybtood la garayniin ay dileen 12 kamid ah ciidamada gaarka ay leyihiin Ismaamulka Oromada siida ay sheegan idacaada BBC ee laanta Oromada.

Sida ay hadalka u dhigeen idacaada BBC, kooxo hubeysan ayaa weerar jidgal ku dilay 12 kamid ah ciidanka Ismaamulka Oromada, waxaana laga shaki qaaba in ay Jabhada Oromo Liberation Army (OLA) lug ku leyihiin weerarka loo geystay ciidamada Ismaamulka Oromada.

Siido kale dablayda dilka gaysatay ayaa lasheegayaa in ay goobtii kabaxsadeen iyaga oo nabad qaba siida ay sheegan idacaada BBC.

Waxaa guud ahaan wadanka gumaysiga Itoobiya kasocda kala aamin bax dhinaca ciidamada ah waxaana soobaxaya meelo badan oo dagaalo joogta ah ka socdo iyo ka baxay gacanta xukuumada Dowlada Itoobiya

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *