70 qof oo lagu xiray itoobiya
Inka badan 70 qof oo xabsi loo taxaabay ethiopia kadib markii lagu helay in ay lacago farabadan ay ka dhaceen bangiyada itoobiya iyo shirkada si gaar ah loo leeyahay iyo sidoo kale xarumo dowladeed dadka la xirxiray ayaa iskugu jira dad shaqaalo ka ahaa xarumaha lacagaha laga dhacay iyo dad kale
Dadka la xirxiray ayaa waxaa ay kala yihiin dad qoomiyad walba iskugu jira marka laga reebo soomaali cadadka lacagaha ay dhaceen waxaa ka mid 160 million birr oo laga dhacay bank ganacsiga itoobiya iyo shirkado kale oo gaar loo leeyahay marki la qabanayay dadkan waxa ay ku howl jireen dhicida lacagahan walaw lacagtan aan kor ku soo sheegnay aan lagu qaban xiliga howlgalka balse lagu qabtay iyaga oo 70 million markaa rabay in ay kala baxaan akoon ay jabsadeen oo ay u sahleen shaqaale ka tirsanaa bangiyada kadib baaritaan la sameeyay lagu ogaaday lacago kale in ay maqan yihiin.